MINESSOTA(W,N) Jaaliyada Reer Somaliland eek u dhaqan dalka maraykanka gaar ahaan gobolka Misessotta ayaa soo dhawayn balaadhan ku qaabilay siyaasiyiin dalka jamhuuriyada Somaliland ka tagay oo socdaal ku jooga maraykanka.
Siyaasiyiinta lasoo dhweeyy ayaa kala wasiirkii hore ee wasaarada warshadaha ee xukuumadii siilaanyo Muj Abiib Diiriye nuur “Abiib timacad” oo wakhigan kamida saraakiisha sar sare ee xisbiga wadani wasiirkii hore ee wasaarada qorshaynta qaranka ee xukuumada muse biixi Cawaale Axmed shire iyo xubin ka tirsan xisbigakumiye rooda axmed muuse .
Munaasibada soo dhawaynta masuuliyiintan ayaa waxaa hadalo ka jeediyay xubno kamida jaaliyada reer minessota
Dhanka kale waxaa iyaguna ka hadlay soodhawaynta lagu qaabilay Kuna mahadceliyay jaaliyada Ex wasiir cawaale shire,rooda cabdi muuse,
siyaasi abiib diiriye ayaa jaaliyada reer Somaliland ku dhaqan maraykanka ugu baaqay in ay isku duubnaadaan marka la jooga dalka dibadiisana aan la kala ahayn asxaab
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;