WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Dalka Kusoo Guryo Noqday, Kana Hadlay Arimaha Doorashada!

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbga mucaaridka ah ee wadani cabdiraxmaan ciro ayaa kusoo guryo noqday dalka kadibmarkii uu mudo ku maqnaa dalka dibadiisa.

Gdoomiye ciro ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa

Gudoomiyaha xisga wadani ayaa ka hadlay xaalada gobolka sanaag iyo arimo kale oo xasaasiya

Halkanka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version