Addis Ababa (WJN) – Marwo Adna Aadan Ismaaciil oo ka mid ah weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee safarka ku tagay Jamhuuriyadda Gini, ayaa Warbaahinta Caalamiga ah warbixin ka siisay guulaha Siyaasadeed ee safarkaasi, mar ay maanta kula hadlaysay warbaahinta Dalka Ethiopia.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com