TOG WAJAALE(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo galancsiyeedka tog wajaale ee gobola gabiley ayaa maanta iskugu soo baxay wadooyinka waawayn ee gudaha magaalada iyagoo taageero umuujinayay madaxwaynaha somaliland iyo waftigii uu hogaaminayay ee safarka ku tagay dalka ginie ee galbeedka Africa
Maamulka magaalada wajaale ayaa iyagu qayb laxaadlek ka qaatay isku soobaxan shacabka iyo hadalona ka jeediyay faraagarahan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;