Ceel-afweyn (WJN) – Qaar ka mid ah Haween weynaha degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag ayaa maanta isugu soo baxay banaan-bax ay kaga soo horjeedaan colaadaha ka soo cusboonaaday deegaankaasi, Kadib markii xalay dabley hubasan ay weerar ku qaadeen meherado Ganacsi oo ay lahaayeen mid ka mida beelaha halkaasi dega.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/Sm-hG63ARds
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com