WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gobolka Daad Madheedh Oo Ka Hadlay Xaalada Oodwayne Iyo Sobobta Dhalinyaro La Xidh Xidhay

OODWAYNE(W,N) Badhasaabka Gobolka daad madheedh ayaa ka hadlay xaalada magaalada oodwayne oo la sheegay in dhawaan mudo haraad ka dhacay kaasi oo loo xidh xidhay dhalinyaro

Badhasaabka gobolka ayaa sheegay in aanay jirin wax mudo haraad ah oo ka dhacay oodwayne.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version