WAJAALE NEWS

Xisbiga UCID oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Xidho Xarunta Dhaqanka Hargeysa

Hargeysa (WJN) – Xoghayaha warfaafinta Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi, ayaa Xukuumada Madaxweyne Biixi ugu baaqay in ay si deg deg ah u xidho xarunta dhaqanka ee Hargeysa oo lagu qabtay 28-kii bishii May Xus loogu Magac-daray “Maalinta Caalamiga ah ee Fayo-dhowrka Caadada haweenka”.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version