HARGAYSA(W,N) Xoghayaha Xisbiga cadaalada iyo daryeelka somaliland ee Ucid ayaa wax laga xumaado tilmaamtay talaabada xukuumada adaxwayne muuse biixi xayiraada ku saartay tvyada eryal iyo horyaal oo kamida warbaahinta somaliland
Sidoo kale xisbiga ucid ayaa sheegay in xukuumada madaxwayne biixi qaaday jidkii kalistalisnimada
Dhanka kale xogahaya xisbiga ucid saleebaan cali hayste ramaax ayaa ka hadlay sii daynta xildhibaan dhakool oo uu ugu baaqay in uu iscasilo bulshadana aanu mardanbe hor imanin.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/bsYFIQumRq4