HARAGYSA(W,N) Wasiirka arimaha dibada somaliland prof yaasiin xiir faratoon ayaa a hadlay shirkii magaalada nayroobi uga furmi lahaa somaliland iyo somaliya oo ka baaqday dhinaca somaliya iyo sobobta.
Sidoo kal wasiirka arimaha dibada ayaa faah faahin ka bixiyay wabixin ay siiyeen wadamadii dhex dhexaadinayay wada hadalada labada oo goob ay isku kaliyaysteen
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;