Muqdisho (WJN) – Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka Wadajir ee Soomaaliya, ayaa eedaymo u jeediyay maamulka uu hogaamiyo Farmaajo, Isagoona ku eedeeyay in ku guul daraysatay wadahadal ay la furto Somaliland.
Sidoo kale, Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa waxlaga xumaado ku tilmaamay 30 sano kadib iyadoo loo dabaal degayo 59 guuradii ka soo wareegtay markii Somaliland xornimaada ka qaateen gumaystihii Ingriiska in maamulka Farmaajo ay markasta baajiso wadahadal lala galo Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com