BURCO(W,N) Isku duwaha wasaarada caafimaadka gobolka togdheer ee wasaarada caafimaadka ayaa ka hadlay xanuunka shuban biyoodka oo ka dilaacay magaalada burco
Xanuunka shuban biyoodka ayaa waxaa cisbitaalada magaalada burco losoo dhigay inka badan afartan ruux
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;