Hargeysa (WJN) – Siyaaasi Cali Maxamed Warancade oo xilal wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumaadihii kala dambeeyay ee Somaliland ayaa ka hadley aragtidiisa ku aadan shirka ay ku baaqeen inay qabsanayaan beelaha dega bariga iyo galbeedka Burco.
Siyaasigu waxa uu sheegay in hadii uu shirkaasi dan u yahay Somaliland uu taageersan yahay, balse hadii aanu dan u ahayn qaranka Somaliland oo uu yahay beelo beelo u shiraya inuu ka soo horjeedo oo uu yahay shir xaaraan ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com