WAJAALE NEWS

Safiirka Somaliland Ee Dalka Itoobiya Oo Ka Qaybgalay Shir Lagaga Hadlay Arimaha Maalgashiga Laguna Qabtay Adis-Ababa,

HARGAYSA9W,N) Safiirka somaliland iyo safiir kyxigeenka ufadhiya dalka itoobiya ayaa ka qaybaglay shir caalami ah kaasi oo ay soo qab qaabisya dawlada china ujeedadiisu ahayn sidii africa ay ay dawlada china ugu samayn lahayd maalgashiyo dhinacyo kala duwan leh

Masuuliyiinta ka socday safaarada somaliland ee adis ababa ayaa halkaasi kulamo kula yeeshay madax kala duwan oo ka kala socotay china iyo qaarada africa

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version