Hargeysa (WJN) – Hooyooyin ka mid ah qoysaskii laga raray wadada xaafada 150-ka ee magaalada Hargeysa ayaa maanta isugu soo baxay banaan-bax xoogan.
Hooyooyinkan ayaa waxa ay sheegeen inay ka cabanayaan kaadhadhkoodii la siiyay oo la musuq maasuqay, Islamarkaana gudida xaafadaasi ay dad kale siiyeen kaadhadhkoodii, Waxaana fariin u direen Maayirka caasimada Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com