WAJAALE NEWS

Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada Oo ka Warbixiyay Habsami Usocodka Maalintii labaad Ee Imtixaanka Shahaadiga Ah!

HARGAYSA(W,N) Masuuliyiinta waaarada waxbarshada jamhuuriyda somaliland ayaa ka warbixiyay habsami usocodka imtixaanka shahaadiga ah oo guud dalka ka bilowday shalay

Masuuliyiintan ayaa sheegay in sifiican uu usocdo imtixaanku kaasi oo wada gaadhay guud deegaanadii loogu talo galay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version