WAJAALE NEWS

Magaalada Gabiley oo Si Weyn Looga Oogay Salaada Ciidul Fidriga

Gabiley (WJN) – Magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley ayaa ka mid ah gobollada dalka Somaliland ee maanta sida weyn looga oogay salaada Ciidul Fidriga, iyadoo subaxnimadii hore ee saaka dadku isugu soo baxeen fagaarayaasha waaweyn ee magaalada, halkaa oo ay ku tukadeen si wada jir ah Labada Rakco ee Salaada Ciidda.

Sidoo kale, Waxaa shacabka magaalada Gabiley Salaada Ciida kala qayb galay Wasiiro, maamulka iyo Madax-dhaqameed.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Gabiley Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version