WAJAALE NEWS

Madaxwayne Geele oo Kumanaan Qof oo Shacabka Reer Jabuuti Ah Kala Qayb Galay Salaadda Ciidal Fidriga

Djibouti (WJN) – Madaxweynaha Jamuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumaar Geele, ayaa shacabweynaha dalka Jabuuti kala qaybgalay munaasibada Salaada Ciidul Fidriga.

Sidoo kale, Shacabweynaha Jabuuti waxaa tukashada Salaada Ciida kala qaybgalay xubno ka tirsan golaha Wasiirada Jabuuti.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wajaalenews Desk

Djibouti Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version