WAJAALE NEWS

Maayirka Gabiley oo Dhagax-dhigay Dugsi Waxbarasho oo Laga Hir Gelinayo Deegaanka Saabley

Gabiley (WJN) – Maayirka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo ay weheliyaan Xildhibaanada golaha deegaanka, ayaa si wada jir ah deegaanka Saabley ee gobolka Gabiley ka dhagax dhigay dugsi waxbarashho oo Ururka Farsamo Foundation hir gelinayo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Gabiley Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version