WAJAALE NEWS

Maayirka Boorama oo Si Adag Uga Hadley Muranada Dhulka

Borama (WJN) –Maayrka magaalada Boorama Saleebaan Xasan Xadi ayaa ka hadley muranada ka dhasha dhulka danta guud, Isagoona ku hanjabay inaanay u dulqaadan doonin cida ka hor istaagta dhulka bulshada loogu adeegayo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Borama Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version