WAJAALE NEWS

DAAWO;Madasha Watashiga Iyo Toosinta Qaranka Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Xaalada Dalku,Dhaliilana Ujeediyay Xukuumada Biixi.

HARGAYSA(W,N) Odayaasha madasha wadashiga iyo toosinta qaranka somaliland ayaa markii uhoraysay intii madaxwayne biixi la doortay ka hadlay hala aya marayso xaalada dalku

Muj xasan guure, muj maxamed xaashi, muj prof cabdisalaan yaasin iyo xubno kale oo maanat warbaahinta la hadlay ka hadlay guud ahaan xaalada dalka arimaha doorashooyinka, xaalada ka taagan gobolka sanaag

HALKANKA KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO DHAMAYSTIRAN;

https://youtu.be/RzXd2cjGJ8g

Exit mobile version