WAJAALE NEWS

DAAWO;“Hadii Ay Jirto Cid Beelo Ah Oo Shir Loo Qabanayo Waxaa U Baahan Ceel Afwayn,Ee Burco Uma Baahna”Cabdilaahi Cukuse.

HARGAYSA(W,N) Wasiirkii hore ee Wasaarada xanaanada xoolaha ee xukuumadii siilaanyo cabdilaahi Cukuse ayaa ka hadlay xaalada tagaan gobolada bari ee Somaliland ee sool iyo sanaag

Cadbilaahi cukuse ayaa sheegay in Somaliland marwalba diyaar utahay sidii ay uwada gaadhi lahayd xuduudaheeda xukuumada madaxwayne biixi ay ku talaabsatay arimo muhiim gaar ahaan gobolka sool

Ex wasiir cabdilaahi cukuse ayaa ka hadlay shirka a sheegay in ay wada yeelanayaan beelaha galbeedka burco iyo barigu

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/cNjCQ2rDMeg

Exit mobile version