Hargeysa (WJN) – Wasiir ku xigeenka wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdinaasir Cumar Jaamac, ayaa jawaab ka bixiyay hadal maalintii shalay ka soo yeedhay Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani, oo dhaliilo u jeediyay Xukuumada Madaxweyne Biixi.
Dhinaca kale, Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Somaliland ayaa waxa uu fariin u diray Boqor Cismaan Buurmadoow oo hore ugu dhawaaqay shir lagu qabanayo magaalada Burco.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com