WAJAALE NEWS

31 Guurada Markii SNM Soo Gashay Hargeysa oo La Xusay

Hargeysa (WJN) – Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay 31-kii May 1988-kii markii ay cutubyo ka tirsan ururkii SNM ay saqdhexe si miidamo leh u soo galeen gudaha magaalada Hargeysa, ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Waxaa munaasibadan ka soo qayb galay mujaahidiintii ururka SNM oo ay ka mid yihiin Maxamed Xaashi Cilmi, Siciid Shugri Xuseen, Cali Guray iyo xubno ka tirsan Xukuumada iyo Xukuumadii hore, Aqoonyahan iyo Siyaasiyiin, Waxaana sidoo kale  munaasibad kubada cagta ah oo lagu xusayay maalintaasi lagu qabtay magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version