WAJAALE NEWS

“Maanta Waxa Dhacday Iyadoo Codayntii Lagu Jiro Ceebtii Ugu Waynayd Oo Shir Gudoonkii Ayaa Iska Baxay” Xildhibaano

“Maanta Waxa Dhacday Iyadoo Codayntii Lagu Jiro Ceebtii Ugu Waynayd  Oo Shir Gudoonkii Ayaa Iska Baxay” Xildhibaano

qaarkamida xildhibaanada laba gole ayaa ka dareen celiyay  fadhigii baarlamaanka ee maanta kaasi oo ay hadheeyeen buuq iyo sawaxan baahsani iyadoo codayntii ay socotana uu golaha ka baxay shirgudoonkii labada gole baashe maxamed faarax

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version