WAJAALE NEWS

Ex: Wasiir Cukuse oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay iyo Masuuliyiin Xukuumada Ka Tirsan oo Soo Dhaweeyay

Hargeysa (WJN)– Cabilaahi Maxamed Daahir “Cukuse” oo xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana madaarka Cigaal ku soo dhaweeyay Ex: Wasiir Xaglotoosiye iyo masuuliyiin ka tirsan Xukuumada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version