Hargeysa (WJN) – Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa wakhtigii uu ku jiray ololaha Madaxtinimo ee uu doonayay inuu ku fadhiisto kursiga dalka ayaa waxa uu sameeyay wakhtigaasi balanqaadyo badan, isagoona ku baanay inuu yahay murashaxa kaliya ee qaranka Somaliland xogogaalka u ah.
Hadaba Waxaanu halkan idiinku soo gudbin doonaa barnaamij ka hadlaya balanqaadyadaasi ee aan fulin ee uu sameeyay Madaxweyne Biixi wakhtigii uu guclo orodka ugu jiray hanashada kursiga..
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com