WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Prof Samater Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu Banaanka Keenay.

HARGAYSA(W,N) Prof Axmed Ismaaciil samater ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo wax lagaga waydiiyay ujeedada ka danbaysa barmaamijka isaga iyo khaliif wadaan halka uu danbeeyay mid ahaashihii xisbiga kulmiye iyo xidhiidhka madaxwayne biixi ka dhexeeyay

Halkan ka daawo waraysigan oo dhamaystiran;

Exit mobile version