HARGAYSA(W,N) Wafti ka kala coday xisbiyada kulmiye iyo ucid oo socdaal ku tagay dalka kenya socdaalka shqo ku joogay ayaa ka warbixiyay safarkooda iyo kulamo ay la yeesheen madax kala duwan.
Wasiirka arimaha gudaha iyo gudoomiyaha xisbia ucid faysal cali waraabe ayaa ka warbixiyay ujeedada socdaalkooda iyo kulamo ay la yeesheen wadamada somaliland ka taageera dhinaca doorashooyinka
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;