Jig jiga(W,N) wafti balaadhan o ka socda smaliland islamrkaana uu hogaaminayo wasiirka wasaarada biyaha saleeban cali kore ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada jig jiga ee ismaamulka dawlad deegaanka somalida itoobiya
Watfigan ayaa waxaa soo dhaweeyay wasiirka beeraha ddsi iyo xubno kale oo kamida xukuumada madaxwayne mustafe cagjar.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;