Garoowe(W,N)–Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf Ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta uu u fashilmay shirkii garoowe ee dawlada fadaraalka iyo maamul goboleedyada somaliya isagoo saaka u dhoofay Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya
Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa uu sheegay in Shirka uu ku soo dhammaaday si aan Ummada Soomaaliyeed u wanaagsaneyn,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;