WAJAALE NEWS

Ciidanka Booliska Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Shil Gaadhi Oo ka Dhacay Dacar Budhuq Iyo Tirada Dad Ajaanibka Ah Ee Ku Geeriyooday.

HARGAYSA(W,N) Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay shil gaadhi oo maanta ka dhacay dacar budhuq kaasi oo sobobay khasaaraha dhimasho iyo dhaawacba leh

Sidoo kale ciidanka booliska ayaa sheegay in ay dadka dhintay ku jireen laba qof oo ajaanib ah

Dhanka kale ciidanka booliska ayaa sheegay waxa sobobay shilkaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/W7faeJviBAY

Exit mobile version