WAJAALE NEWS

Wasiirka Ganacsiga Oo Amaro Culus Ku Soo Rogay Gnacsatada SHidaalka


Hargaysa(W.N): Wasiirka wasaarada ganacsiga somaliland ayaa maanta shir jaraa,id oo uu u qabtay xafiiskiisa magaalada hargaysa waxuu amaro culus u soo rogay ganacsatada shidaalka dalka keenta isagoo wasiirku sheegay in shidaalka haatan ku jira haamaha shidaalka berbera uu ku badan tahay maadada silverta oo khatarteeda leh wasiirka oo ka hadlaya amuurtaasi hoos ka daawo:

Exit mobile version