HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cabdirashiid Jaamac Dhari (Sheekhul Axmar) oo kamida siyaasiyiinta sare sare ee xisbiga wadani ayaa siadag uga hadlay awood sheegashada xukuumadu kula kacday qoyska maxamed xasan dlab oo maalmihii udanbeeyay cabashadiisu warbaahinta ka socotay isagoo madaxwayne biixi ugu baaqay in uu fara uga qaado dhulkiisa
Sidoo kale siyaasi rashiid yaa soo bandhigay shaqsiyaad iskugu jira ganacsato, masuuliyiin iskuul iyo xubno kale oo ay isku jufo hoose yihiin maxamed xasan dalab oo madaxwayne biixi tacadiyo kala duwan kula kacay
Dhanka kale siyaasi cabdirashiid ayaa madaxwayne biixi uga digay in uu cid gaar ah bartilmaameed ka dhigto una adeesado awoodii qaranka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;