WAJAALE NEWS

“Qurba Joogta Gaar Ahaan Kuwa Intii Aynu Haynay Uun Ku Cel-Celiya, Rayiga Waxaa Ka Wanaagsan Hal Abuurka”Hogaamiye Xirsi,

HARGAYSA(W,N) Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani xirsi cali xaaji xasan oo ka qaybgalay munaasibad ay qabsatay shirkada takaaful ayaa ka waramay bilowgii shirkadan iyo sida uu wakhtigaa ula yaabanaa Suurto galnimadeeda,

Sidoo kale Hogaamiye Xirsi ayaa fariim muhiim ah udiray qurba joogta reer Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/J5SOLauSYH8

Exit mobile version