Hargeysa (WJN)– Maxkamada sare ee Somaliland iyo Jaamacada Hargeysa ayaa maanta si rasmi ah u kala saxeexday heshiis wadashaqayneed oo noqon doona iskaashi iyo sidii Jaamacada Hargeysa ay deeqo waxbarasho u siin lahayd bahda Garsoorka Somaliland.
Dhinaca kale heshiiskan waxa dhanka Maxkamada sare qalinka ugu duugay Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, halka Jaamacada Hargeysana uu qalinka ugu duugay Guddoomiyaha Jaamacada Hargeysa Prof: Maxamuud Yuusuf Muuse.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office