WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Jabuuti oo Casbi Xoogan Ka Muujiyay Kacdoono Dalkiisa Ka Dhaca

Djibouti (WJN)- Madaxweynaha jamuuriyada Jabuuti Ismaciil Cumar Geele, ayaa waxaa uu markii ugu horaysay uu cadeeyay casbi uu sheegay in uu ka qabo kacdoono uu sheegay in ay dalkiisa ka dhacaan.

Dhinaca kale Madaxweynaha Jabuuti ayaa sheegay in dadka kacdoonka soo abaabulayaa ay wadamo kale joogaan oo aanay Jabuuti joogin, isagoona cadeeyay in shaqsiyaadka abaabulka kacdoonka wadaa ay shaqsiyaad kale kasii danbeeyaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Exit mobile version