Berbera (WJN)– Waxa Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil maanta gaadhay Wefti uu hoggaaminayo Maayarka Magaalada Jigjiga ee Xarunta Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, Dayib Maxamuud Jaamac oo maalintii shalay ahayd soo gaadhay caasimada Somaliland ee Hargeysa.
Weftigan oo ay xubno ka yihiin La Taliyeyaasha dhinaca Amniga ee Madaxweynaha Soomaalida Itoobiya, ayaa waxa kaantaroolka galbeedka ee magaalada Berbera ku soo dhaweeyay maamulka iyo masuuliyiinta dawlada hoose ee degmada Berbera.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/5f9o-fKsPE8
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office