Hargeysa(W.N): Maayar ku xigeenka Degmada Tog-wajaale Mursal Nuux Cismaan iyo Gudoomiyaha maxkamada iyo taliyaha booliska ayaa maanta fagaare ku gubay mukhaadaraad tiro badan iyo badeecooyin wakhtigoodii dhacay oo la rabay in suuqa la galiyo. Waa kuwan Ee Daawo masuuliyiintaasi oo arimahaasi ka hadlaya:
DAAWO; MUUQAALKA WARKAN;