HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Aadan Xaaji Cali ayaa digniin culus udiray xafiiska xeer ilaalinta qaran oo iyagu dhawaan eedo ujeediyay maxkamadaha
Sidoo kale gudoomiye aadan ayaa ku baaqay in aan laga hordhicin dacwadaha ay ka gar naqoodu ka socdaan maxkamadaha
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;