WAJAALE NEWS

Gudomiyihii Horee Hay’adda Shaqalaha Dawladda Somaliland Sharmake Axmed Muxumed Gelle Oo maanta Si Rasmi Ah Xilkii Gudomiyenimo U Wareejiyay.

Gudomiyihii Horee Hay’adda Shaqalaha Dawladda Somaliland Sharmake Axmed Muxumed Gelle Oo maanta Si Rasmi Ah Xilkii Gudomiyenimo U Wareejiyay. Gudomiyihii Horee hay’adda shaqalaha dawladda somaliland sharmake axmed muxumed gelle oo maanta si rasmi ah ugu wareejiyay gudomiyaha cusub ee madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi uso magacabay xilkii gudomiyaha hay’adda shaqalaha dawladda somaliland oo mudo labo sano iyo sideed bilood uu hayay xilka ex gudomiye sharmake gelle ayaa shaqalaha qaranka somaliland ku xasuusan donan horumarka taabo galay ee uu ka hir galiyay dhamaan shaqalaha somaliland Image may contain: 4 people, including Sharmake Geelle, people standing

Exit mobile version