WAJAALE NEWS

DAAWO:WEFDI KA SOCDA DALKA ERITREA OO SAAKA MUQDISHO KA DEGAY IYO DAWLADA SOOMAALIYA OO SHEEGTAY INAY SU,AALO KA WEYDIISAY SOCDAALKII UU HORE UGU TEGAY SOMALILAND


Muqdisho(W.N): Wefdi ka socda eritrea oo uu hogaaminayay wasiirka arimaha dibada eritrea cusmaan saalax oo uu wehelinayay la taliyaha madaxweynaha eritrea ayaa saaka lagu soo dhaweeyay agaalada muqdisho waxaana soo dhaweeyey wasiirka arimaha dibada soomaaliya oo sheegay inay wefdiga ka wada hadleen booqasho ay hore ugu tageen magaalada hargaysa todobaadkii hore ee la soo dhaafay .
halkn hoose ka daawo;

Exit mobile version