WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo Deeq Raashin Iyo Dhar Iskugu Jirta Gaadhsiisay Dadkii Khasaaraha Uu Soo Gaadhsiiyay Dabku!

HARGAYSA(W,N) Xukuumada somaliland ayaa maanta deeq raashin iyo dhar iskugu jirta uqaybisay dadkii khsaaraha uu soo gaadhsiiyay dabkii ka kacay xaafada barakacayaasha naaso hablood

Waaxaana munaasibada qaybinta deeqdan ka qaybgalay gudoomiyaha haayada barakacayaasha, haayada ka hortaga aafooyinka iyo maarka caasimada oo isagu ka dawlad hoose ahaa gaadhsiiyay deeqda dharka iyo huga kale iskugu jirtay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version