WAJAALE NEWS

DAAWO; “Qof Aan Waxba La Waydiinin Oo La Iska Xukumi Karaa Ma Jiro”Sh.Aadam-siiro.

HARGAYSA(W,N) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) oo kamida culimada reer Somaliland ayaa khudabdii salaada jimcaha ee maanta kaga hadlay arimo door ah  la xidhiidha hogaaminta madaxda muslimiinta ah  ku dhaqanka diinta iyo la wadaagida talada ee bulshada.

Sidoo kale sheikh Aadansiiro ayaa xukuumada ugu baaqay in ay dadkeeda la tashato kana digtoonaato fulinta waxyaabaha shacabkeeda khuseeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version