JIG JIGA(W,N) Madaxwaynaha ismaamulka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar (cagjar) ayaa si kulul uga horyimid dadka qaar xubnaha la doortay ee xisbiga reeraha ukala saaray kuwaasi oo uu ku eedeeyay in ay wadaan fikir kala qoqobaya bulshada somaliyeed ee kuwada nool deeganka itoobiya
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;
https://youtu.be/NnmpxE84vJY