WAJAALE NEWS

Wasiirka Cusub Ee Gaashaandhiga Somaliland oo Digniin Adag U Diray Maamulka Soomaaliya

Hargeysa (WJN)– Wasiirkii hore wasaarada Cadaaladaa Somaliland Cabdiqani Maxmuud Caateeye oo maanta Madaxweyne Muuse Biixi bedelka ku sameeyay islamarkaana uu u magacaabay Wasiirka wasaarada Gaashaadhiga, ayaa ka hadley sida uu arko xilka cusub ee wasaaradaasi.

Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa waxa uu digniin adag u diray maamul goboleedka Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version