Hargeysa (WJN)- Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland iyo Af-hayeenka ciidanka Booliska, ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay shil gaadhi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay magaalada Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka