Hargeysa (WJN)– Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland Cabdiweli Sheekh Cabdillaahi Suuxi, ayaa sheegay in ruqsadii ay kala noqdeen laba shirkadood oo kamida shirkadaha isgaadhsiinta.
Wasiirka ayaa sheegay in Shirkadaha Isgaadhsiintu ay jebiyeen heshiiskii ahaa inaan boqol dollar wixii ka yar lagu diri karin Telefoonnada Gacanta (Mobile Money).
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com