Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technology-da Somaliland dr. Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi, ayaa maanta shaaciyay inay dalka keentay qalabkii u suuro gelinayay la socodka dhaqaalaha Shirkadaha Isgaadhsiinta soo gala.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka