WAJAALE NEWS

Shaqaalaha Cisbitaalka Hargeysa oo Cabasho Ka Muujiyay Cadaalad-daro Ay Sheegeen Inay Kula Kaceen Agaasimaha Caafimaadka iyo Gudoomiyaha Hay”ada Shaqalaha

Hargeysa (WJN) – Qaar ka mid ah shaqaalaha ka hawl-galla Cisbitaalka Guud ee Magaaladda Hargeysa, ayaa cabasho ka muujiyey caddaalad-darro ay sheegeen inuu kula kacay Agaasimaha Wasaaraada Caafimaadka Somaliland Maxamed Cabdi Xergeeye.

Shaqaalahan ayaa waxa kale oo ay sheegeen in ay cadaalad darada lagula kacay uu qayb ka yahay Guddoomiyaha Hay”adda Sahqaalaha Dawlada Sharmaarke Geele.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version