Hargeysa (WJN)- Masuuliyiin ka socda xisbiyada mucaaridka iyo Xukuumada oo ka qayb galay munaasibad loo soo xidhayay Arday ka kala timi gobolada dalka Somaliland oo la baray hogaaminta, ayaa hadalo isugu jira dar-daaran iyo guubaabo ah u jeediyay Ardaydaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka